kadin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-immo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab. 2. Boqol neef oo geel ah. 3. Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
- eeg kadi. ld kedin, kedis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

