kedis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Fal u dhaca si lama filaan ah. 2. Barnaamaj aqooneed oo lagu tartamo. 3. ld kadin².

kadin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-immo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab. 2. Boqol neef oo geel ah. 3. Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
  2. eeg kadi. ld kedin, kedis.