kadinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-immo, m.dh)Macnaha:1. Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab. 2. Boqol neef oo geel ah. 3. Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.eeg kadi. ld kedin, kedis.