kadiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Si kedo ah u dhicid. ld kedi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kediQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Geed qodxeed miro la cuno leh oo qolof adag leh, layskuna daaweeyo; shillin; kulan; quud.ld kadi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0