kalluun
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- (c.nafl.) Nafley dhiig qabow leh oo jaadad badan, wuxuu leeyahay laf dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal, biyaha ayuu ku dhex nool yahay, hilibkiisana waa la cunaa; mallaay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

