mallaayQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Kalluun. ld mallay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kalluunQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:(c.nafl.) Nafley dhiig qabow leh oo jaadad badan, wuxuu leeyahay laf dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal, biyaha ayuu ku dhex nool yahay, hilibkiisana waa la cunaa; mallaay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
mallayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld mallaay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00