qaan
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- 1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin. 3. (-aaman, m.l), Meesha dhuuban ee daanka.
- Hanti, dhiig iwm oo cid lagu yeesho.
- Is q.: xil is qaadid (qof).

