kasoobbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, ml.)

Macnaha:

  1. Nabar weyn oo oogada ka soo baxa oo caalir leh.
  2. (daaw.) Nabar sida qaalibka ah ka weyn kasoobax kuna oolli kara jirka sare iyo uurkujirtadaba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur