fin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nan, m.l)
Macnaha:
- Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.
- (daaw.) Nabarro yaryar oo ka soo baxa maqaarka intiisa sare. Sida badan waxa lagu arkaa jadeecada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

