kedo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax si degdeg iyo lamafilaan ah ku dhaca; aan la iska jirin; lamafilaan. 2. (fk) Si kedis ah; islamarkiiba.

lamafilaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. L. ah: wax si kedis ah ku dhaca ama ku yimaad.