war
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rar, m.l)
Macnaha:
- 1. Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego. 2. Hadal.
- Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
- ld waryaa.
- Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rar, m.l)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
Qaabnax: Urur Jagaale | Collective Ordinal
Macnaha: