qalqalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld khalkhal¹.ld khalkhal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khalkhalQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:1. Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood. 2. Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.1. Qof xasillooni-darro muujin. 2. Qalab kharraa-bid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0