kixQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cudur badanaa carruurta ku dhaca oo leh qufac iyo neefraac xiriira oo qaylo dheer; xiiqdheer. ld jix, qix.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xiiqdheerQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cudur qufac badan leh oo carruurta ku dhaca. ld kix.(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo ee muddo gaaban, inta badanku dhaca caruurta oo uu keeno caabuq (mucosa) xuubka malaaska ee cunaha baktiiriyumka loo yaqaan “bordatella pertussis”. Kalhuu-riska oo ah 1-2 toddobaad ka dib waxa bilowda xaako, qandho fudud, qufac iyo cunno xumo. Qufacu wuxu noqdaa mid soo noqnoqda soona kordha: qofacyo gaagaaban oo isku xigxiga waxa raacaya neef jeed khasab ah taas oo sameyneysa codkii kixda. Waxa sida badan dhacda dhiigbax sanka iyo afka ka yimaada iyo matag qufaca xiriirka ah ka yimaada.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jixQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kix.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qixQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kix.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0