qix

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kix.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kix

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cudur badanaa carruurta ku dhaca oo leh qufac iyo neefraac xiriira oo qaylo dheer; xiiqdheer. ld jix, qix.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur