xiiq
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-qiyay, -qisay)
Macnaha:
- 1. Neef xoog leh oo nafleyda qabata kolka in badan la ordo; xuurto. 2. Xiiqdheer; kix.
- (daaw.) Xaalad bukaansho oo lagu yaqaan iskuroorid kedis ah ee dhuumaha neefta taaso keenta dhibaato neefsasho.
- Xiiq qabsasho; xuurtoodid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

