kolon
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-lmo, m.l)
Macnaha:
- 1. Labo cad oo yaryar oo dhuudhuuban oo cunaha ariga qaarkiis ka baxa midkood. 2. Buro jirka meel ka mid ah ka soo baxda oo laallaadda. 3. (w) eeg kolmo.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-lmo, m.l)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: