koobaab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld goobaab¹.
  2. ld goobaab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goobaab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bo, m.l)

Macnaha:

  1. Xarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dhibceheedu isku in bay wadaageheeda u wada jiraan oo uma kala dhowa. ld goobaabin, koobaab¹, koobaabin.
  2. Xarriiq wareegsan samayn. ld koobaab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur