kulbeeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld kulbeege.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kulbeege

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (fiis.) Qalab loo isticmaalo cabbiraadda heerkulka walax. ld kulbeeg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur