heerkul
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-lyo/-lo, m.l/dh)
Macnaha:
- (fiis.) Garaadaha kulka shay, inta baddanna waxaa lagu cabbiraa qiyaasta garaadaha santigiraydh (selsis) ama qiyaasta fahranhayt ama waxa lagu qiyaasaa heerkulbeeg.

