kursi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo/kuraas, m.dh)
Macnaha:
- 1. Qalab qaabab badan loo yeelo oo lagu fariisto, lana dhigto guryaha, xafiisyada iwm. 2. Goob loogu talaggalay in ay fariistaan mudanayaal la soo doortay.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo/kuraas, m.dh)
Macnaha: