laabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laabo. ld laabad.

Lamidka: laabad, laabo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laabasho.

Lamidka: laabasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laabo

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho. 2. (f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur