Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg laaban². ld laabnaansho, laabni.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)
Macnaha:
Wax aan fidsanayn noqosho.
1. Wax aan kala baxsanayn ahaansho. 2. Wax aan weli la samayn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur