laakiin

Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction

Macnaha:

  1. (naxwe) Erey xiriiriya laba tixood oo ulajeeddooyinkoodu is diiddanyihiin; illowse, ha ahaatee, hase yeeshee. Tus. “Waxaan ku iri wax ma haysto, laakiin ima aadan rumaysan”. ld walaakiin.

Lamidka: walaakiin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

walaakiin

Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction

Macnaha:

  1. ld laakiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur