laciifQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateIsrogrogga: (-fyo/-fiin, m.dh)Macnaha:l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.Nafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daciifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld laciif¹.ld laciif².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
liciifQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:ld laciif¹.ld laciif².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0