Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld laciif¹.
ld laciif².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Isrogrogga: (-fyo/-fiin, m.dh)
Macnaha:
l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.
Nafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur