kaa
Qaabnax: mu.ti.l
Isrogrogga: (kuwaas, w)
Macnaha:
- ld kaas(1)
- Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
- ld kaaga(2).
- ld kaas(2).
Lamidka: kaas
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

