leeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bab, m.l)

Macnaha:

  1. Ul yar oo dhuuban oo afka bir fiiqani kaga jirto oo qaansada laga gano; gamuun.
  2. (xis.) Teed kasta oo tiro ah lehna hal dhinac u tax ama hal joog u tax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gamuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Ul yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyo baalal ku leh oo qaansada laga gem.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur