liimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld liin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
liinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C. 2. Geedka mirahaasu ka baxaan. 3. Midabka dharka lagu naqshadeeyo. ld liimo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0