liin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C. 2. Geedka mirahaasu ka baxaan. 3. Midabka dharka lagu naqshadeeyo. ld liimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

liimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld liin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur