liqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg liq. ld laqid.

liq

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-qay, -qday)

Macnaha:

  1. Cunto ama cabbitaan jadiinka marin. ld laq.

laqid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld liqid.