carrab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bo/-byo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka. 2. C. ku dhufasho: carrabbaabid. 3. C. macaan: hadal macaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

