musQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-sas, m.l)Macnaha:1. Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas. 2. Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-sas, m.l)Macnaha:Jiq ka samaysan ood ama dhir yaryar; xanbus.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00