lun
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Meel dhoobo qoyan oo jilicsan leh oo marka cagta la saaro hoos ula degta. 2. (-uman, m.l) God marka beeraha la abuurayo miraha lagu duugo.3. God hoos u dheer. 4. L. ah: dhar duug ahoo diindiimaya.
- Wax dhumay noqosho.

