luqadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld luuqad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
luuqadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan. ld luqad, luqo, luuqo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0