maalisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maalin².1. Weel biyood ama caanood. 2. ld maalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maalinQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-lmo, m.l)Macnaha:Muddada u dhaxaysa marka qorraxdu soo baxdo ilaa ay dhacdo (12 saac).eeg maali. ld maalis¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
maalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maal³. ld maal¹ (3), maalis², maalniin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0