maalinQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-lmo, m.l)Macnaha:Muddada u dhaxaysa marka qorraxdu soo baxdo ilaa ay dhacdo (12 saac).eeg maali. ld maalis¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maaliQaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Cid neef irmaan ammaanaysiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
maalisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maalin².1. Weel biyood ama caanood. 2. ld maalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0