macno

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macne.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macne

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa. 2. Qeexidda wax la sharxay la siiyo. 3. Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh. ld macno, micne, micno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur