madow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Midibka dhuxusha. 2. Mugdi, gudcur. ld madoow¹.
  2. 1. Wax midibka dhuxusha oo kale leh ahaansho. 2. Wax mugdi ah ahaansho (meel). 3. Qof uurkutaaleysan ahaansho. ld madoow².

madoow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld madow¹.
  2. ld madow².