magan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Badbaadinta la siiyo cid tabar darran. 2. Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur