abbaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof cid magan geliyey. 2. Qof, cid magan u ah.