malaha

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. Sida maluhu u badan yahay; mindhaa, armaa. Tus. “Malaha galabta roob baa di'i doonaa”. ld male (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur