sow

Qaabnax: fk.we

Macnaha:

  1. Armaa, billaa, malaha. Tus. “Sow sidaa ma aha? Sowtaad tiri waan imaa-naya? Sow iga tagee.” ld saw, show, soo¹.

saw

Qaabnax: fk.we

Macnaha:

  1. ld sow.

show

Qaabnax: fk.we

Macnaha:

  1. ld sow.

soo

Qaabnax: fk.we

Macnaha:

  1. ld sow.
  2. 1. Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha. Tus. “Soo gal! Hoosta u soo deg! Ii soo sheeg!”. 2. Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho. Tus. “Cali soo eeg! Hilib baan soo iibsanayaa”.