malee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid. 2. (f.mg) Isu m.: isu haysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur