billaaQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
armaaQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; ma laga yaabaa in, billaa. Tus. “Armuu Cali ii imaan doonaa”. ld amaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0