Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg malee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)
Macnaha:
1. (f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid. 2. (f.mg) Isu m.: isu haysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur