malo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc libaax badeedka ka mid ah. 2. Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan. 3. ld male.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

male

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Wax aan la hubin. 2. (fk) Mindhaa. 3. ld malo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur