maleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:1. Wax aan la hubin. 2. (fk) Mindhaa. 3. ld malo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Nooc libaax badeedka ka mid ah. 2. Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan. 3. ld male.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0