manyac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mayac¹.
  2. ld mayac².

mayac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir. ld manyac¹.
  2. 1. Mayac noqosho (caano). 2. Wax kibray noqosho. ld manyac².