mayac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir. ld manyac¹.
- 1. Mayac noqosho (caano). 2. Wax kibray noqosho. ld manyac².
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: