maqnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maqan. ld maqnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maqan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

Macnaha:

  1. 1. Cid aan joogin ahaasnho. 2. Wax lumay shaanbo. 3. Qof maahsan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maqnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg maqnow. ld maqnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur